RW Itoobiya oo markii uu ka laabtay Somalia jeediyey hadal shaki badan abuuray (Daawo Video)

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii uu ku noqday dalkiisa booqashadii Muqdisho ka dib wuxuu u warramay Tvga dalkaasi Itoobiya wuxuuna sheegay qorshaha ay doonayaan uu yahay sidii marka ugu dambaysa ay shucuubta Geeska Afrika u midoobi lahaayeen oo ay u noqon lahaayeen hal dal. “Booqashadii maalinta badhkeeda ahayd ee aan ku tagay Muqdisho, … Continue reading RW Itoobiya oo markii uu ka laabtay Somalia jeediyey hadal shaki badan abuuray (Daawo Video)